Xildhibaanada dibadda ka yimid tusaale ahaan Muna Kay Bulsho SocietyNews By Daruur On Feb 7, 2019 186 0 Xildhibaanada baarlamaanka soomaaliyeed waxay isugu jiraan labo qayb. Xildhibaanada dibadda ka yimid tusaale ahaan Muna Kay qayb gudaha degan oo aan baasaboor kale haysanin iyo qayb dibadda ka timid oo baasaboor ajnabi wadata. Waxaa ka mid ah qaybtan Muna Kay oo ah gabar somaaliyeed maraykanka deganayd oo soo gashay baarlamaanka. Muna kay waxay ka mid ahayd dadka taageersan dowladda RW Xasan Cali Kahyre. laakin dhacdadaii ugu dambaysay lagala kacay iyada iyo walaasheeda ayaa wax badan laga yaabaa inay ka baddasho xildhibaanada ka yimid dibadda. marka oo uu yahay qof mid taageersan dowladda oo uu kala kulmo falalka qaarkooda wuxuu isu rogayaa mucaarad. Muna Kayxildhibaan 0 186 Share