Xarafka (Y) af ingiriiska marka (aay) loogu dhawaaqayo

Xarafka (Y) af ingiriiska marka (aay) loogu dhawaaqayo

Xarafka (Y) afka ingiriiska marka uu shibbane ka dambeeyo waxaa loogu dhawaaqaa (aay) sida aad ku arakyso tusaalooyinka jadwalka ku jira.

Xarafka (Y) af ingiriiska marka (aay) loogu dhawaaqayo
Xarafka (Y) af ingiriiska marka (aay) loogu dhawaaqayo

Halkaan waxaad ku arkaysaa ereyo English tusaale ah waxaana loo tarjumay af carabi iyo af soomaali:

English Arabic Somali
nearby مجاور Deris la ah
justify يبرر ku marmarsiyoonaya
apply يطبق dabbaqaya
sky سماء cir, samo
rely يعتمد cuskanaya
shy خجول Qof xishood badan
by بواسطة ku, (horyaale)
deny ينكر inkiraya
cry يبكي ooyaya
try يحاول isku dayaya
fry يقلي dubaya
why لماذا maxaa
fly يطير duulaya

 

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

 

 

Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More