Xanuunka xaniinyaha dhalmada ninka ma saamayn karaa

Su’aasha:

Suashayda Dr waxan isku arka xanuun xaninta midig wax buruq aha ka daremo xarigayga xaninta kor ka sobilawato baritan Ku sameyay waxa lay dhahay Sidanotkik

: Skrotal Rum

KOTAL COLOR- DOPPLER ULTRASUU

The testicular measures are normal.

There are homogenous echotexture bilateral testis.
There is no significant scrotal wall thickening.

There isn’t pathological fluid between the two laminae of the tunica vaginalis.
There is a simple cyst of 5 mm in diameter in the right epididymis.
There are testicular normal doppler blood flow.

There is venous dilatations and tortuosity in the left right.
With Valsalva maneuver venous reflux is seen.
It was found maximally venous dilatation of .mm at the left right side.

There is a simple cyst of 5 mm in diameter in the right epididymis.

Conclusion wax maw dhimi kartaa dhalmadayda

Xanuunka xaniinyaha dhalmada ninka ma saamayn karaa
Xanuunka xaniinyaha dhalmada ninka ma saamayn karaa

Jawaabta:

Xiniinyaahada waa dhabiici wax dhalmadaada ay saamayn karto ma jirtaan dhiigga si fiican ayuu usoo maraa mana laha dhacaan bukan sida laga fahmayo baaritaankan, ku dadaal inaad ka ilaaliso wixii dhib kuu keeni kara.

Xanuunka guud ahaan dhalmada shaqo kuma laha xanuunka jug ayuu ka dhalan karaa, maka haddii xanuunka cudurk kale uu ka socdo way dhici kartaa inuu saameeyo dhalmada.

Laakin sida baaritaankan ka muuqata wax dhib ma jiro oo saameyn kara dhalmada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More