Xaflad aroos maxaa lagu fasiri karaa

Su’aasha:

Xalayna waxan ku kuriyoday anigo joga aroos gabar 1 January 2021 la guursaday oo an music lahayn.
Mahadsnaid.

Xaflad aroos maxaa lagu fasiri karaa
Xaflad aroos maxaa lagu fasiri karaa

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag oo adiga kuu soo dhow,  aroos guud ahan wuxuu tusiyaa arrin weyn oo la soo guboonaanayso qofka riyada arkay marka arooska waxaa laga yaabaa inuu tilmaamayo farxad adiga kugu saabsan oo kuu imaan doonto inshaa Allaah.

Riyada waa bishaaro

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More