Xaaskaygu dareen kacsi maleh talo keena
Su’aasha:
Waxaa ahay nin dhalinyara siigaysan jiray waxaa guursaday gabar si aan siigada iskaga daayo
Xaaski aan guursaday waxa ay igu noqotay naag sida dhagaxa oo kle ah wax dareena lahay hadaa u baahdo waa i dhibsanaysaa hadaa hadaa bilo aan wax waydiin oo dhaha waa ku baahnahay. Cududaar bay sheegan hadii alle mar iga siiyo waxaan ka qaadaa kulayl iyo kacsi saaid ah iyadiina wax dareena maleh hadaa u tago iga dhakhso bay i ledahay mobil iyado iska isticmalaysa
Hadaa ku dhaho dhaqtar tag darenkaaga waxba ka khaldan aduun maaha bay dhahdaa kacsi iyo raaxo aduun waa jacayl
Ana waa ku niyad jabay waayo waxaa aminsanahay ninka jacaylkiisa waxa kor u qaadi kara waa qancinta sariirta iyo galmo raaxo leh
Xaaskaygu xataa dhanka carafta isqurxinta goglida sariirta ma taqaan umaba aragto wx muhiima iyado sida jikada uga soo baxday ah bay soo seexan hadaa sida isku dhaan dhahana waa ay xanaaqin
Sideeda kale waa dahab.
