Site icon Daruur درور

Xaaskaaga oo nin kale jecel sidee lagu gartaa

Xaaskaaga oo nin kale jecel sidee lagu gartaa

Su’aasha:

Waxaa su’aal iga ah ka waran haddii xaskaaga ay nin kale jeceshay oo ay kuu sheegeyso maxaad sameyn lahayd siiba marka aad qalad ka gasho waxay dhahaysaa aniga ninkaas ayaan jeclaan jiray hadana waan jeclahay teada kale  malaga yaaba inay aniga igu dhibayso oo ben ay ka tahay waxay og tahay inaan aniga iyada si fiican u jeclahay  ma jiraan astaamo lagu garto naagtaada inay nin kale jeceshay astaamo lagu garto naagta inay nin kale jeceshay haday jiran faldan iso sheega marka talo ayaan idnka raba thanks.

Xaaskaaga oo nin kale jecel sidee lagu gartaa

Jawaabta:

Marka hore  waad ku mahadsan tahay webka kalsoonida aad siinayso marka labaad dumarka qaarkooda waxay u sameeyeen inay ninkooda kaga xanaajiyaan hadalada qaarkooda nin kale inay hortaada ku amaanto ama ay kugu dhahdo hebel ayaa kaa qurxoon ama kaa aqoon badan ama kaa fiican, laakin laf tmir baa ku jirto bay dhahaan soomaalida, naagtaada haddii aad aragto dhowr jeer inay kusoo celcelinayso markaas hadalkeeda wuxuu noqon karaa mid qalbigeeda kasoo fulayo waxaa la dhahaa qof wuxuu aad u sheegsheegayo waxay astaan u tahay inuu jecel yahay,  waxaa edebdarro ah in ninkeeda hortiisa ay saas ku dhahdo.

teeda kale astaamaha lagu garto xaaskaaga inay qof kale jeceshay waxaa ka mid ah inay xaqaaga gudan weyso siiba xaqa raaxada iyo jacaylka idinka dhexeeyo, teeda kale fikirkeeda inta badan wuu baxaa, waxay jeceshay kaligeeda inay qolka gasho oo ay fikirto, inaysan ku fiirin karin mar kaste waxay xujo ka dhigataa inay mashquul tahay  ama shaqo guriyeed ku mashquulsan tahay teeda kale waxay ka heshaa inay hadal adiga ku liidayo inay kugu tiraahdo calmaadaha nin kale inuu meesha ku jiro ayay tilmaamaysaa, waxaa kaloo jira inay marka banaanka baxayso ay aad u labisanayso marka gurigana ay tahay mid duluf ah oo aan dhar fiican qaadanaynin.

Dumarka la qabo oo nin kale eego

Haweeney la qabo oo nin kale la tumato

First of all thank you to the web for the trust you are giving and secondly some women have done it to provoke their husband to make their husband angry with some words to praise another man in front of you or to say hebel is more beautiful or more knowledgeable or better than you, but there is a bone in it they say Somalis, if you see your wife repeating it several times then her statement can be from her heart it is said that someone He tells them that he loves her, and it is wrong for her to say so in front of her husband.

On the other hand, the characteristics of your spouse that she has loved someone else include that she does not have your right to be circumcised except for the right to comfort and love between you, on the other hand her opinion often goes out, she wants herself to go into the room and think, she can’t look at you at all times she makes it clear that she is busy or busy working at home. The other woman finds that she is saying a bad word about you to say to you about the peace of a man It indicates that he is in the area, and that when she goes outside, she dresses very well when she is in the house and does not wear good clothes.

بعض النساء فعلوا ذلك لإزعاج أزواجهن بقول أشياء معينة لرجل آخر ليثني عليك أمامك أو ليقول إنك أجمل أو أعلم أو أفضل منك ، لكن هناك عظم في قلبك ، كما يقول صوماليون. ، إذا رأيت زوجتك عدة مرات إذا كررت ذلك ، فقد يكون حديثها من قلبها ، ويقال أن أحدهم يخبرها كثيرًا ، فهذه علامة على أنه يحبها ، فمن الأدب أن تقول ذلك في أمام زوجها. من ناحية أخرى ، من العلامات التي تدل على أن زوجتك تحب شخصًا آخر أنها لا تنتهك حقك في الراحة والحب بينكما ، ومن ناحية أخرى ، غالبًا ما تختفي أفكارها ، فهي تحب أن تكون بمفردها في الغرفة. وتظن أنها لا تستطيع النظر إليك طوال الوقت. تتظاهر بأنها مشغولة أو مشغولة بالواجب المنزلي وتجد صعوبة في التحدث عنك. تشير الدلائل إلى وجود رجل آخر هناك ، وهناك أيضًا حقيقة أنها عندما تخرج ، تكون متأنقة للغاية وفي المنزل لا ترتدي ملابس جيدة.

 

Exit mobile version