Site icon Daruur درور

Xaaska intee jeer ay raaxada ku qanci kartaa

Xaaska intee jeer ay raaxada ku qanci kartaa

Su’aasha:

Su’aal ayan raba ianan idin weydiyo taso ah ninka meeqa jeer aa  laga rabaa xaskiisa inuu la raxeysto waxan maqlay naagaha ma raban ninka hal biyaajo galaya waxay raban raga 3 ilaa 4 jeer ku noqonoqanaya, ma ii shegi kartan ninka sida ugu fican xaaskiisa u ku qancin karo.

Xaaska intee jeer ay raaxada ku qanci kartaa
Xaaska intee jeer ay raaxada ku qanci kartaa

Jawaabta:

Dad badan ayaa ka aaminsan galmada waxyaalo qaldan siiba bulshada soomaaliyeed, waxay u malaynayaan wax badan dumarka inay u baahan yihiin ninka inuu u galmoodo dhowr jeer halka mar, taas sax ma aha, naagta  waxyaabo kale ayay u baahan tahay, ninka raba inuu naagtiisa qanciyo waxaa laga rabaa inuu  ogaado raaxada naagta ay u baahan tahay ma aha tirada galmada laakin tayada galmada.

Ninka naagta raaxada la rabay siin kara ayaa naagta qancin kara.

Raaxada la rabo waa istiinka iyo waqtiga galmada, naagaha ma jecla ninka waqti yar ka kaddib biyaha ka baxayaan ama geedka ka damaya, waxay rabaan nin waqti dheer shaqada wadi karo waliba ilaa ay ka gaaraan biyabaxa.

Hadafka ugu weyn raaxada dumarka ay rabaa waa ninka inuu gaarsiin karo meesha ay rabaan ee raaxada gariirka ah waa inay gaarto raaxada ugu dambeysa, taasna kuma xirna tirada galmada ee waxay ku xiran tahay tayada raaxada ay naagtaada kaa helayso, waa inuu ka horreeyo hadal macaan iyo jacayl buuxa.

Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada

Sababta Ay U Xanaaqdo Xaaska Xiliga Sariirta

 

Xaaska intee jeer ay raaxada ku qanci kartaa
Xaaska intee jeer ay raaxada ku qanci kartaa

Many people believe that sex is wrong in Somali society, they think that many women need the man to have sex with her several times at a time, that is not true, the woman needs other things, the man who wants to satisfy his wife is required to know the comfort the woman needs is not the number of sex but the quality of sex.

The man who can give the woman the desired comfort can satisfy the woman.

The desired pleasure is sex and time, women do not like the man who drains the water after a short time or quenchs the plant, they want a man who can work for a long time until they reach the ejaculate.

The main goal of the pleasure women want is for the man to be able to reach where they want the vibrational pleasure is to reach the last pleasure, and that does not depend on the number of sex but depends on the quality of the pleasure that your woman gets from you, he must be ahead of sweet words and full love.

 

 

Exit mobile version