Xaakada badan oo cagaaran sida dabiiciga loo daaweeyo

Xaakada badan oo cagaaran sida dabiiciga loo daaweeyo

Su’aasha:

Niyow xaaqo aan ubadan oo cagaar ah Ayan leyahay dhowrki sano ee udambeyay markan candufta liqaya inay dhunta ixirantahay ay dareemaya dadka wa infections Ka ayay igudeheen si dabiici oo aan iska daweyn Karo majirto waqtiyada aan soomanahay ay idaran intaa kale Dan kama galo.

Xaakada badan oo cagaaran sida dabiiciga loo daaweeyo
Xaakada badan oo cagaaran sida dabiiciga loo daaweeyo

Jawaabta:

Xaakada adag oo cagaaran waxay xambaarsan tahay unugyo jirrada la dagaallama, in xaako ay kaa badato sababo badan ayaa keeni kara

waxaa ka mid ah hargabka iyo xasaaasiyada, ama caabuq dhuunta.
Laakin si dabiici ah ayaa loo daaweyn karaa wax dhib laha.
Waxaad badsataa inaad cabto cabitaan kulul sida maraq filfil madow leh hilib ama digaag ka samaysan, sidoo kale sanjabiil kulul ama liin dhanaan kulul,

sidoo kale marka aad cunto cunayso basal ceerin ah ama toon ku cun, waliba toonta xaakada adag aad ayay ugu roon tahay,

waxaa kaloo u roon malab dabiici inaad subax kaste cabto sedex qaaddo oo kale,

subaxdii marka aad hurdada kasoo kacdo waxaad ku luqluqanaysaa biyo qandac ah oo cusbo ama milix lagu daray.
Inshaa Allaah waxaas oo dhan way u roon yihiin waana wax dabiici ah, wixii aad heli karto ka dooro, mid kastana waad tibaabin kartaa.

 

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa

 

Green hard gums carry cells that fight the disease, and many causes can cause more rashes than you,

including colds and infections, or colon infections.
However, it can be treated naturally for any problems.
You often drink a hot drink such as black cinnamon with meat or chicken,

as well as hot ginger or hot lemon juice, also when you eat onions or garlic, it is also very good for hard garlic,

it is also good for natural honey to drink three other teas every morning,

In the morning, when you wake up from sleep, you will rinse with boiling water with salt or vinegar.
In the hope of Allah, all these things are good for him and it is a natural thing,

choose from what you can find, and you can destroy each one.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More