Weyneynta geedka ninka suurtagal miyaa mise waa been

Su’aasha:

Xubinka Taranka Raga Miyaa Lawayneyn karaa Qoraayada Caafimaad Qaar Kamida Ayaa sheega In La Waynayn Karo Xubinka Taranka Sida Isaga Oo Masaaj Lagu Samaynayo Ama Saliid Lagu Masaajayo Ama Qofku Cunayo Cuntooyin Waynaynaya Ama Uu Samaynayo Jimicsi Iwm Waliba Waxaan Kahadlayaa Xubinka Ay Siigadu Yaraysay Ama Dhibta Soo Gaadhsiisay Arintaa Maxaa Kajira Ma Runbaa Mise Waa Been Mahadsanid Dr

Weyneynta geedka ninka suurtagal miyaa mise waa been
Weyneynta geedka ninka suurtagal miyaa mise waa been

Jawaabta:

Su’aashan in badan ayaa laga jawaabay, webka daruur ayaad ka heli kartaa iyadoo faahfaahsan, waxaan kuu sheegayaa adiga waxaad mar kaste soo diraysaa su’aalo webka ka buuxa, marka jawaabta in lagu soo celceliyo ma aha, webka su’aalahiisa oo dhan waa la heli karaa, marka baro sida su’aalaha looga raadiyo, ee ma aha inaad su’aasha ku soo celiceliso, waxaan kuu sheegayaa haddii hadda kaddib su’aal aan ka jawaabay aad soo dirto su’aashaada waan tiriyaa jawaab igama helaysid sidaas la soco.

Su’aalaha halkan ayaad ka raadin kartaa adoo ku qoraya hal erey fure u noqon kara su’aashaada, guur, cunto, hargab, salaad iwm.:

https://daruur.com//?s

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More