Weero Ingiriis oo muhim ah
Barashada afka qalaad waxaa ugu muhimsan qofka inuu barto ereyada aadka loo adeegsato, oo nolosha mar kaste ku jira, ee ma aha weeraha aan la adeegsanin qofka inuu isku mashquuliyo.
Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka dhaqsi ku badalma mar kaste waxaa soo gala ereyo macne kale loo adeegsado, tusaale ahaan ereyo 10 sano kahor macne lahaa ayaa hadda macne cusub yeelanaya, taas afafka kale way ka suurtowdaa laakin afka ingiriiska ayaa ugu badan.
Weero:
take him away |
خذه بعيدا |
meel fog geey |
are you sure |
انت متأكد؟ |
ma hubtaa? |
self-confidence |
ثقة بالنفس |
isku kalsoonaan |
self-defense |
دفاع عن النفس |
is difaacid |
self-discipline |
انضباط ذاتي |
is koontaroolid |
elf-reliance |
اعتماد على الذات |
isku filanaan |
Ereyo:
education |
التعليم |
waxbarasho |
abbreviation |
الاختصار |
soo gaabin |
acceleration |
تعجيل |
dedejin |
action |
عمل |
fal |
admiration |
إعجاب |
ka helid |
attention |
انتباه |
baraarugsanaan |
attraction |
جاذبية |
soo jiidasho |
caption |
شرح |
caddeyn |
caution |
الحذر |
digtoonaan |