Web si sahlan English lagaga baran karo
Waa website oo aad ugu fiican dadka baran rabo afka english ka.
Erey aad ku qoraysaa waxaa kuu soo baxayo macnaha ereyga iyo sawir ereyga ku saabsan iyo video.
Waa web caawinaya qofka baran raba afka ingiriiska wuxuuna kaga faa’idaysan karaa si sahlan.
Waxaa aad kuu caawinaya tusaalooyinka weedhaha ku jiro webkan.
waxay gaarayaan 100 milyan weedh.
