Asc dr waxaan rabaa inaa ii sheegto sidaan u isticmaali lahay daawada ginseng maadaama aan dalbaday oo la ii keenay waa miro madmadoow oo faro badan xoogaan shiiraayo jawaab wacaan drLog in to Reply
Waxaa ugu fiican inaad malab ku qasto oo subax kaste aad qaaddo ka cabto, qaabab kalana waad u isticmaali kartaa sida inaad wax yar aad caano kulul ku darsato kaddib sida shaaha oo kale inaad u cabto ama inaad isagaba dhuudhuuqdo sida qof sanjabiil ruugaya oo kale, hana iska badninLog in to Reply
Asc dr waxaan rabaa inaa ii sheegto sidaan u isticmaali lahay daawada ginseng maadaama aan dalbaday oo la ii keenay waa miro madmadoow oo faro badan xoogaan shiiraayo jawaab wacaan dr
Waxaa ugu fiican inaad malab ku qasto oo subax kaste aad qaaddo ka cabto, qaabab kalana waad u isticmaali kartaa sida inaad wax yar aad caano kulul ku darsato kaddib sida shaaha oo kale inaad u cabto ama inaad isagaba dhuudhuuqdo sida qof sanjabiil ruugaya oo kale, hana iska badnin