Teeda kale jirrooyinka badankooda waxay ka yimaadaan marka ay caloosha fariisato. haddaad rabto cunto caafimaad leh waxaa lagaa rabaa inaad badsato cunidda furuudka.
Dadka soomaaliyeed dhaqankooda marka la eego furuudka uma arkaan cunto dhammaytiran oo qofka ku noolaan karo waxay u arkaan wax qofka uu ku baashaalo marka uu dhergo laakin dhabta waxay tahay middaas cagsigeeda, qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo furuudka.