Waxtarka beerka xaga awoodda galmada

Waxtarka beerka xaga awoodda galmada

Beerka waa cunto leh burutiin aad u badan, beerka idaha iyo kan ariga iyo lo’da iyo geela xataa beerka digaaga inkastoo aysan soomaalida cunaynin beerka lagasoo saaro digaaga, carabta aad bay u jecel yihiin midka doorada waxaa lagu magacaabaa قوانص .

Waxtarka beerka xaga awoodda galmada
Waxtarka beerka xaga awoodda galmada

Beerka asoo waxtarka caafimaadeed leh haddana aad buu umacaan badan yahay.

Qaabab badan ayaa loo karin karaa in basal iyo barbarooni lagu dalaco ama in la shiilo ama in si toos dabka dhuxushiisa loogu dubo.

Waxaa hubaal ah beerka inuu xoojiyo kacsiga raga, sidoo kale wuxuu adkeeyaa xubinta taranka xiliga raaxada sariirta.
Maxaayeelay wuxuu saameyaa socodka dhiigga oo aadaya xubinta taranka .
Sidoo kale beerka wuxuu badiyaa manida ninka, wuxuu ka mid yahay cuntada biyaha raga xoojisa xaga uurka .

 

 

 

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

 

الكبد هو غذاء يحتوي على الكثير من البوروتين ،

كبد الأغنام والماعز والماشية والجمال حتى كبد الدجاج على الرغم من أن الصوماليين لا يأكلون الكبد من الدجاج ،

إلا أن العرب يحبونه و يسمى عندهم قوانص.

الكبد فعال جدا وصحي.

الكبد المقلي والقدرة الجنسية

يمكن طهي العديد لإعداد الكبد

الكبد بالتأكيد يقوي انتصاب الرجال، ويعزز أيضا الأعضاء التناسلية أثناء المتعة في العلاقة

لأنه يؤثر على تدفق الدم إلى الأعضاء التناسلية.

الكبد أيضا يزيد من الحيوانات المنوية لدى الرجال ، وهو واحد من الأطعمة التي تقوي مني الرجال في الحمل.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More