Waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray

Su’aasha:

Asc bahda daruur Allah ha idin barakeyo waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray lkn hada kala harnay mararka qar wu iso salama riyada ku arkay asagoo soo qurxiyay timahisa oo sida qof hesaya iska dhigaya ane waxan dhahay ma qurxano sababto eh gar maleh markas ayu sameste gar ane waxa dhahay si walbo uu iskaga dhigo sidan rabo malaga yabo ina noloshisa ku laabto.

Waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray
Waxan ku riyooday nin xiriir naga dhexeyn jiray

Shukran

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in ninkaas uu wali damacsan yahay xiriirkaaga laakin ay adag tahay inaad i heshaan, waxaa kaloo ay noqon kartaa riyada inaad ka fogaan doonto raga oo dhan oo aad wax kale ku mashquuli doonto waxbarasho iwm, guud ahaan riyada noloshaada ayay tilmaamaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More