Waxan Ku riyooday anigoo cunaayo hilib aan kuli wada bisleen

Waxan Ku riyooday anigoo cunaayo hilib aan kuli wada bisleen

Riyada:

Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigoo Jooga meel la Jooga nin Harqaanle ah on Garanaayo waxu dubaayay hilib waxaan cunay cad hilib ah oo la fry Gareeyay balsa aan aad loo Karsamin kor wu bisla gesna xoga kama bislen balsa aniga cadi ayu I aha wan cunayay inkastoon dareemay inu qeeb ka yara Ceerin ahaa ceerin Dhiig leh ma ahayn iyo mid shirayo ee biseel u dhawad lakiin aan aad u bisleen kadib ninki ayan Ku iri I wad oo I gee masajidka asna waxuu wataa helib karsan duban oo Bisil xogaa badan inu suqa geeyo rabo ama u donayo inu Iibiyo aniga waxan u socda masajidka waxan ku.leyahay ninka masajidka agtiisa waa laga gadanaya lakin aniga inan masajidka tago ayan raba oo waxan u tilmamaya kofida Sunada I gee.meshas markan so sononay waxan so dulmarnay dambas Dansan lakin wax baa Dulsarna si biro shabaq ah si uu Dambadka dabka dansan no so garin dushiisaan Marnay dambas dansan waxan arkay masajidka sido kale xaflad ad modo inu gur dhacay anoo wayso qaadanayo iyo mar ano qabesanayo camal.

Waxan Ku riyooday anigoo cunaayo hilib aan kuli wada bisleen
Waxan Ku riyooday anigoo cunaayo hilib aan kuli wada bisleen

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq laakin arsaaqdaan aad heli doonto qeyb ayaan noqonaynin wax laga faa’ido, hilibka wuxuu tilmaamayaa arsaaq siiba marka uu bisil yahay qeybta ceerinka waa khasaaro, waxaa laga yaabaa inay riyada tilmaamayso arrin ama heshiis ganacsi oo faa’ido iyo khasaaro ay la socdaan, laakin masjidka iyo weysada ayaa laga fahmayaa in ay liibaantaada ku jirto cibaadada Alle mar walba diinta ku dheganaaw Ilaahay wuxuu kaa badbaadinayaa wixii halis ah oo kugu soo wajahan, guud ahaan riyada waxay u eg tahay digniin lagaaga digayo arrin lama weji yeelan karto.

 

Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno

Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah

يشير الحلم إلى الرخاء ، لكن الرخاء الذي ستحصل عليه لن يكون مفيدًا.
يشير اللحم إلى وفرة وعندما ينضج الجزء الخام هو خسارة ، قد يشير الحلم إلى أمر أو صفقة تجارية مع الربح والخسارة ،
ولكن يفهم من المسجد أن نجاحك في عبادة الله ، فالتزم دائما بالدين.
بشكل عام ، الحلم هو بمثابة تحذير لتحذيرك بشأن شيء لا يمكن مواجهته.

Halkan ka daawo riyada hilibka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More