Waxan isku arkey xiniyaheyga oo dhaqaaq sameynayo Dhib Miyaa jira
Su’aasha:
Dr Waxan isku arkey xiniyaheyga Oo dhaqaaq sameynaayo isagoo isku imaanayo Hadane kala tagaayo Dhib Miyaa jira Dr
Jawaabta:
Wax dhab ma laha arrinta aad sheegayso waana wax dabiici ah inay xaniinyaha ku dhex dhaqdhaqaaqaan magaarka dhexdiisa taasna waxay u badan tahay marka uu kulayl jiro ama qofka meel dugaal uu ku sugan yahay, maqaarka qooraha wuu is fidinayaa markaas.