Waxan isku arkey xiniyaheyga oo dhaqaaq sameynayo Dhib Miyaa jira Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Jan 31, 2022 986 0 Su’aasha: Dr Waxan isku arkey xiniyaheyga Oo dhaqaaq sameynaayo isagoo isku imaanayo Hadane kala tagaayo Dhib Miyaa jira Dr Waxan isku arkey xiniyaheyga oo dhaqaaq sameynayo Dhib Miyaa jira Jawaabta: Wax dhab ma laha arrinta aad sheegayso waana wax dabiici ah inay xaniinyaha ku dhex dhaqdhaqaaqaan magaarka dhexdiisa taasna waxay u badan tahay marka uu kulayl jiro ama qofka meel dugaal uu ku sugan yahay, maqaarka qooraha wuu is fidinayaa markaas. Cudurka qoorahaJirrooyinka xaniinyahaXaniinyahaXanuunka qooraha 0 986 Share