Waxaan ku riyooday anoo Xasan Sheekh Maxamuud hab siinaya

Waxaan ku riyooday anoo Xasan Sheekh Maxamuud hab siinaya

Su’aasha:

Asc bahda daruur media waxaan ku riyooday anoo xasan sheekh hab siinaya weliba anoo u rajeenaya guul doorashada iyadoo 24 sacood ka dhimantahay waqtiga doorashada.

Waxaan ku riyooday anoo Xasan Sheekh Maxamuud hab siinaya
Waxaan ku riyooday anoo Xasan Sheekh Maxamuud hab siinaya

Jawaabta:

Riyada waxaa dhici karto inay tahay riyo naftaada aad ugu sheekaynaysay oo maskaxda kaaga jirtay,

maadaama ay doorashada soo dhow dahay, waxaa kaloo dhici karta taageeridda aad u hayso Xasan Sheekh inay tilmaamayso,

sidoo kale guul inay tilmaamayso waa laga yaabaa, oo Xasan Sheekh inuu ku guulaysan doono doorashada soo socota,

guud ahaan riyada waa riyo fiican.

 

Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa

 

The dream may be a dream that you have been talking to yourself and had in your mind,

since the election is near, it may also be that your support for Hassan Sheikh is indicating,

it may also indicate victory, and Hassan Sheikh will will win the next election, generally the dream is a good dream.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More