Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan
Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan
Su’aasha:
Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan oo kuyaalo in muda laga joga ayaa shuban igu dilacday 5 sano laga jogo

Jawaabta:
Kuleylka wuxuu ka dhashaa inta badan cuntooyinka kulkulul sida filfisha iyo basbaaska iyo sanjabiisha iwm,
waxaa kaloo keeni kara finka laftiisa, waa finka dabada ee xanuunka badan oo dadka aadka u xanuujiya marna isku badala nabar joogto ah sababo badan ayaa keena finkaas,
waxaad ka heli kartaa faahfaahin dheeraad qoraalladan:
Heat is caused mainly by hot foods such as Black pepper and peppers and peanuts etc.,
it can also be caused by the acne itself, it is a painful anal fin that makes people very sick
and never turns into a permanent wound for many reasons causes that acne, you can find more details in these articles:
- Finka dabada iyo baabasiirka farqiga u dhexeeya iyo daawada ugu fiican
- Dilaaca dabada xanuunka badan sida loo daaweeyo
- Sida ugu fudud oo loo daaweeyo bawaasiirka
- Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo
- Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa