Waxa lagu daaweeyo dheefshiidka dabiici ahaan

Su’aasha:

Asc walalaha qaliga ah page kan aad aya lagu faaiiday run ahaantii wan ku mahadsantiin shaqada ad no hysaan su.ashayda hadaan u gudbo wll waxan aan ahy helobacter bacteriaya lagu sheegay si kasta ha ahaatee wan ka bogsaday ugu danbyn alx lkn arin kle aya so korodhay dheefshiid xumu aya jirta ayeu idhaheen oo xita mararka qaar saxarada ayaan ku arka cunadii aan cunay marka daawo ayey iso qoreen isbedel wan daremay lkn xoga waxba jira ayey idhaheen hadana marka tallo ahaan dibiici maxa lagu so celin kara dhecanadii dheefshiidka filfilka wan maqlay marka wixii kle walalaha ha iigu daraan tnks kana rali ahaada hadalka dheer.

Waxa lagu daaweeyo dheefshiidka dabiici ahaan
Waxa lagu daaweeyo dheefshiidka dabiici ahaan

Jawaabta:

WCS kusoo dhowoow fadlan share gareey webka, dhibaatooyinka lasoo gudboonaada dheefshiidka siiba marka uu adag yahay oo shaqadiisa ay xumaato waxaa dabiici ahaan loogu daaweyn karaa dhowr waxyaabood inaad biyaha badsato sidoo kale qarfaha oo malab lagu daray isagana daawo ayuu u yahay subax kaste hal qaaddo hadaad qaadato, waxaa kaloo daawo u ah sanjabiisha inaad ku darsato liin dhanaan iyadana aad ayay ugu roon tahay dheefshiidka, sidoo kale tufaaxa iyo liinta bambeelmada iyagana way u roon yihiin, ishaa Allaah ku dadaal inaad adeegsato waxyaalaha aan kuu soo sheegay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More