Waswaaska xiliga salaadda iyo wacdiga

Su’aasha:

Waswaas ayaa isku arkay markin aan salaada dukanayo iyo markii aan wacdi ama wax cilmi ah dhageysanayo.

Waswaaska xiliga salaadda iyo wacdiga
Waswaaska xiliga salaadda iyo wacdiga

Jawaabta:

Waswaaska aad sheegayso xiliga salaadda iyo xiliga aad dhagaysanayso wacdi way iska caddahay inuu shaydaanka ka socodo, marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad la dagaallanto waswaaska, waxaadna kula dagaallami kartaa akhriska quraanka iyo adkaarta.

Sidoo kale waxaa lagaaga baahan yahay inaad nidaamiso waqtigaaga, qofka marka ay arrimihiisa kala yaacsan yihiin fikirkiisa ayaa badanaya markaas waswaas ayaa u imaanaya.

Siiba marka uu salaadda galo, laakin marka amuurahaaga ay toosan yihiin waswaaska waa kaa yaraanayaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More