Waswaaska iyo shakiga ka dhalan kara doodaha gaalada

Su’aasha:

Waswaski badna wanka ficanahay lakin galada waxyala xun nabiga csw Ayan sameyna tuusale Malin nin nabiga uguyeray warlord Mohamed xijab oo ujawabaya Ayan dawaday comments Ayan aqriyay nin ayada Qur’an iyo xadiith daldalaya lakin aan fahmin macnohooda rasmi ah Ayan ujawabay marki isago wuxuu dambi iyo zino kadigaya adoonta in logalmoodo oo marka nabiga ku attackayo marki arinka sameyn ayay igu yelatay
Mida kale shaqo hoose Aya igusocoto dhanka shaydanka ah maxa talo ah

Waswaaska iyo shakiga ka dhalan kara doodaha gaalada
Waswaaska iyo shakiga ka dhalan kara doodaha gaalada

Jawaabta:

Waswaaska shaydaanka meel kaste ayuu kaasoo galaa, waxaa lagaa rabaa inaad ka fogaato waxyaalahaas oo kale ma aha inaad dhagaysato waxyaalaha xun xun, gaalada waligooda ayay been ka sheegi jireen Alle iyo rasuulkiisa wax hadda cusub ma aha, marka ma aha inaad naftaada waxaas ku riddo, xuska Alle badi iyo saliga nabiga diintaada ku dheg shaydaanka asaa gubanaya inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More