Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed

Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed

Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed
Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed

Wasiirka maaliyadda oo isku sawiray wiil yar ka mid ah kalluumaysatada soomaaliyeed.

runtii sawirkan wuxuu xambaarsan yahay arrin weyn oo tilmaamysa dalka inuu leeyahay khayraad badan>

Wasiirka maaliyadda Dr.Cabdiraxman Ducaale Beyle oo muujiyay dalka inuu barqaawo sooran yahay marka uu isku sawiray wiilkan yar ee ka mid ah kalluumaysatada.

soomaaliyeey ogaada dalkiina inuu yahay dal qani ah, marka waxaa la idinka rabaa inaad si fiican u fikirtaan oo aad dhisataan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More