Site icon Daruur درور

Warbaahinta Kenya iyo dagaalka badda Soomaaliya

Amin arts oo wali ku jira dagaalka warbaahinta uu kula jiro Kenya.

sida la og yahay Kenya dan weyn ayay ka leedahay burburka dalkeena.

maanta labada dowlad oo kala ah Kenya iyo Itoobiya waa cadow daran.

ma rabaan soomaali inay toosto maxaayeelay dhulal badan ayay ka haystaan.

marka dan ugama jirto heshiiska Soomaali.

Dagaalka Kenya Soomaali kula jirto by aminarts
Dagaalka Kenya Soomaali kula jirto by aminartsab

sawirka amin arts wuxuu taabanayaa meel dheer oo ay dad badan la yaabi doonaan haddii ay fahmaan.

sawirka si fiican u eeg akhri qoraalka saaran.

naagta Kenyaatida arag hadalka ay leedahay tasoo matalaysa dalkeeda.

Exit mobile version