Site icon Daruur درور

Warashada lacagta ee Gaas by Amin Arts

The factory makes money in Somalia by Gaas

Amin arts oo wali dusha ka saaran Abdiwali Gaas wuxuu soo sawiray sawir yaabbadan

Gaas oo ku dhex jira warshadda lacagta uu samaysaty si uu u daabaco lacag fara badan.

gaas oo raba mar labaad in la doorto ayaa maanta dad badan ay kasoo horjjeedaa.

sida dad badan ay sheegeen gaas waxaa lagu haystaa waxyaalo badan oo khaladaad ah.

Abdi wali Gaas oo maanta sheekada ay ku culus tahay meelo badan ayaa lagaga dhegan yahay.

warshad lacag miyuu samaysatey amin arts ayaa war ka haya ee ogow

warshadda lacag ee gaas amin arts picture
warshadda lacag ee gaas amin arts picture
Exit mobile version