Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa

Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa

Su’aasha:

scw gabar waxaan ahay labatan iyo shano dhaaftay wali layma guursan walashayda iga yar ayaa lasoo doontay taas waxay ii keentay fikir iyo walwal taas igala taliya waxaan samynayo.

Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa
Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa

Jawaabta:

Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso walwal iyo murugo.

Guurka waa nasiib waana wax qoran, Waxaa lagaa rabaa inaad Alle talsaarato  oo aad ku kalsoonaato.

Hadalka dadka wax qiima ah uu leeyahay ma jirto.

Inkastoo ninka naagta soo doonanayo laga rabo inuu arrimahan oo kale iska ilaaliyo

Haddii guriga ay joogto gabadha weyn inuuiska ilaaliyo doonashada gabadha yar.

Taasna ma aha wax isaga waajib ku ah, laakin waa arrin iska wanaagsan inuu qalbiga gabadha weyn ilaaliyo.

Haddii labada gabar ay siman yihiin dhinaca wanaagga iyo quruxda waxaa u fiican gabadha weyn inuu guursado.

 

 

Ducada guurka halkan ka daawo

 

You are required to avoid worries and sorrows.

Marriage is a matter of luck and it is written, you are required to seek Allah’s help and trust in Him.

The words of people have no value.

Although the man who is marrying a woman is required to avoid such things

If the older daughter is at home, he should avoid marrying the younger daughter.

This is not obligatory on him, but it is a good thing for him to protect the heart of the older daughter.

If both daughters are equal in terms of goodness and beauty, it is better for the older daughter to marry.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More