Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray
Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray
Waddooyinka magaalada Muqdisho oo ah oo laga dameemayo dibid iyo cidlo.

shacabka oo dhan lugeys ayay ku jiraan arday iyo shaqaale iyo caruur iyo waayeel iyo dumar looma kala harin lugeynta.
xalka ma aha in waddooyinka la xirao .
dowladda waxaa ka maqan inay sameysato sirdoon adag oo soo saari kara dadka raba inay qarax sameeyaan.
sidan talo ma aha waa taraarax.