Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya

Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya

Su’aasha:

scw bahda daruur aad ayan idinkaga mahad naqaya webkan qimaha badan oo ad bulshada somaliyeed ugu adeegaysan markan su’aashayda u guda galo xaaskayga dabadeda waxan ka daremay inay waasac tahay anigana galmada dabada kuma samaynin xiliga an galmada foorarka samaynayno way furantaa duleelka caadi ayaa loo dareemaa taas shaki ayay igu abuurtay fikir ayaa i hayo mala dhihi karaa xumaan ayay soo samayn jirtay waxaan maqlay dumarka gadaal looga tago futada waasac ayay noqonaysaa marka maxaan sameeyaa maxaa talo aad i siinaysaan

Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya
Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya

Jawaabta:

Kusoo dhowoow daruur waxaad iska saartaa shakiga iyo waswaaska waxaana laga yaabaa shaydaanka inuu rabo gurigaaga inuu dumiyo, dadka xubnahooda aad bay u kala duwan yihiin tusaale ahaan sow ma jiraan dad indho waaweyn leh  ama af weyn leh ama dhego dhaadheer leh, sidoo kale xubnaha taranka hoose iyagana way ku kala duwan yihiin raga iyo dumarkaba.

Sidoo kale dabacsanaanta murqaha dabada iyadana waa lagu kala duwan yahay, marka ha u malynin xaaskaaga inay xumaan soo sameyn jirtay ama galmada gadaal ay samayn jirtay waxaas waa waswaaska shaydaanka, inaad ku tuhunto xaaskaaga arintaas waxay u baahan tahay daliil iyo caddeyn.

Teeda kale xiliga galmada socoto dumarka qaar dareenkooda xoog ayuu leeyahay taas waxay keenaysaa xubnaheeda inay dabcaan, illeen dabada iyo farjiga way isku dhegan yihiin dhaqdhaqaaqa murqaha farjiga wuxuu saameeyaa wareega dabada marka shakiga iska saar hana ka fikirin arrintaas, taas waa male xun waana dambi inaad wax xun u malayso xaaskaaga, Alle (SW) wuxuu yiri:

(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اجْتَنِبُوا كَثِيرًا مِّنَ الظَّنِّ إِنَّ بَعْضَ الظَّنِّ إِثْمٌ ۖ)

(Kuwa xaqa rumeeyow ka dhawrsada wax badan oo mala ah maxaayeelay malaha qaarkiis waa dambi)

 

(إِيَّاكُمْ وَالظَّنَّ، فَإِنَّ الظَّنَّ أَكْذَبُ الحَدِيثِ، وَلاَ تَحَسَّسُوا ، وَلاَ تَجَسَّسُوا )

(Iska jira malada, malada waa warka ugu beenta badan, ha baarbaarina hana jaajuusina )

Waxaa wariyaya Muslim

 

نواصير المقعدة متى لم تكن نافذة جعل فيها دواء حاد ثم سمن ثم مرهم أسود حتى يبرأ والنافذة يخرج منها الزبل والريح تحتاج أن تخزم

فإن كانت له أفواه عدة فأخزم بعضها إلى بعض ويدع اللحم الصلب ثم إن كان نافذا فأخزم أفربها إلى المقعدة وإلا فدع ثم عالج فإنه يبرأ.
الساهر مرهم الإسفيذاج للشقاق قال: تؤخذ أوقية قيروطي ونصف أوقية إسفيذاج ودرهم ونصف (ألف ج) مراداسنج

ومثله إقليميا الفضة ونصف درهم كثيراء ونصف درهم مخ ساق البقر ببياض البيض درهم يجمع فإنه عجيب

بولس: أطرح معه نشا وكثيراء وبياض البيض. لى تأليف: قيروطي بدهن ورد خام أوقية نشا كثيراء من كل واحد

درهمان إسفيذاج أربعة دراهم بياض بيضة واحدة نصف درهم أفيون يجمع فإنه غاية. وقد يكون شقاق يابس قحل

يوجع فخذ له صفرة البيض ومخ ساق البقر وشمع ودهن حل ونشا وكثيراء وامسحه به. 3 (مفردة) ج: متى احتمل فتخ أفواه البواسير.
لبن التين عجيب في ذلك أن أحتمل.
قال جالينوس في الثانية: أنا نجد النواصير وخاصة التي في المقعدة أنها إذا انقطع وسخها لطيت

وانقبضت حتى تظن إنها قد برئت ولا تزال كذلك حتى يمتلئ البدن ثم ترشح

وقال: التوتيا متى غسل كان أشد تجفيفا من كل دواء مجفف بلا لذع مع ذلك ولذلك هو موافق للقروح في المقعدة والمذاكر والعانة

إذا كان يجفف جدا بغير لذع لى هاهنا يحتاج أن يلقي في مرهم الإسفيذاج مع القليميا فيكون غاية. ج: المرارات وخاصة مرارة الثور

إذا احتملت أدرت دم البواسير وأبلغ المرارات التي فيها مرارة حمراء اللون. أطهورسفس: السمن يسكن وجع البواسير

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More