Waa maxay sigis baag dumarka maka helaan
Su’aasha:
Marka hore bahda Daruur wad mahadsan tihin su’ashaydu waa maxay sigis baag, waxan maqlay hablaha raga sigis baag leh aad bay uga helaan ma runbaa raga sigis baaga leh miyay ka caafimaad fiican yihiin raga caloosha leh?
