Waa maxay qurux sideena loo ilaaliyaa

Waa maxay qurux sideena loo ilaaliyaa

What is beauty and how to keep it?

Sida ugu fiican quruxda loo ilaaliyo

Quruxda waa nimco qaali ah oo Ilaahay siiyay dadka nimcadaas waxay u baahan tahay ilaalin haddaba ma aha quruxda in loo maleeyo sida maanta dadka lunsan ay u fahansan yihiin, samankan waxaad arkaysaa qof wata dhar jeexjeexan waxaa lagu leeyahay waa casri waa hormar, taas waxay kuu tilmaamaysaa dad badan inaysan fahansanayn quruxda waxay tahay

hadaba quruxda waa maxay?

 

Waa maxay qurux sideena loo ilaaliyaa
Waa maxay qurux sideena loo ilaaliyaa

quruxda waa qaabka fidriga ah oo Alle ku abuuray aadanaha quruxda waxay ka kooban tahay maaddi iyo macne ma aha keliya qaabka ama bidhaanta quruxda caqliga quruxda hadalka quruxda dhaqanka quruxda nadaafadda quruxda toosnaanta waxaasoo dhan waa qurux

haddii ay tahay gabadha mid qurux badan oo hadana ay la’dahay akhlaaqda caqliga qalbiga wanaagsan miyaa lagu tilmaami karaa qurux, runtii qof kasta wax garad ah wuu dareemi karaa quruxda inaysan ahayn mid yar ama fudud mana aha sida maanta dhaqamada reer galbeedka ay u fasiraan quruxda oo ayna dad badan ku raaceen

quruxda haddaan fannahay waxaa la rabaa inaan fahanno sida loo ilaaliyo quruxda waxaa lagu ilaaliyaa in la fahmo jidka toosan akhlaaqda wanaagga nadaafadda suubanaanta.
qofka waxyaalahan ka taga oo ka leexda waddada toosan lama dhihi karo qurux buu leeyahay waayo jidka uu maray ayaa ah jid qalloocan.
tusaale ahaan waxaad arkaysaa gabar ama wiil oo surwaal jeenis si xun u jeexjeexan xiran wuxuuna u haystaa inuu hormar gaaray.
marka quruxda ma aha dadka wax ay ku qeexayaan rabitaankooda ama hawadooda ee waa wax sugan oo la og yahay.
qof kasta wuxuu raadiyaa wax qurux badan qof guur u baahan wuxuu doonaa gabar qurux badan laakin aragtida dadka way ku kala duwan yihiin.
haddii aad rabto inaad ogaato quruxda saxda ah waa inaad u noqoto diinta xaqa ah ee islaamka sidey u aragto middaas ayaa sax ah.
sidoo kale diinta islaamka waxay kuu sheegtay sida quruxdaas loo ilaalinayo oo loo xafidayo waa inaad ka fogaataa wixii lagaa reebay adigoo samaynaya wixii lagu amray.

Qurux marka laga hadlayo meelo badan ayaa laga eegaa noocyo badan ayaa jira oo quruxda ka mid ah.

Waxaad ogaataa quruxda kuma koobna dumarka kaliya waxaa jira rag iyagana qurux lagu tilmaamo

 

Sirta ku jirta faruuryaha waaweyn ee dumarka

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

Beauty is a precious grace that Allah has bestowed upon people that grace needs protection so it is not beauty to be thought of as today the poor people understand it, in this heaven you see someone with torn clothes it is said it is modern is progress, that indicates to you many people do not understand beauty it is

So what is beauty?

Beauty is the form of beauty that Allah has created for mankind beauty consists of material and it does not mean only the form or appearance of beauty beauty intellectual beauty speech beauty culture beauty beauty

If the girl is beautiful and yet lacks the morality of the good heart can she be described as beautiful, in fact anyone can feel that beauty is not small or simple and it is not how today Western cultures interpret beauty and many people have followed it

If we are proud of beauty, we are required to understand how to maintain beauty. It is protected to understand the right path. Morality is good for good hygiene.
A person who forsakes these things and turns away from the straight path cannot be said to be beautiful, for the way he has gone is a crooked way.
for example you see a girl or boy wearing a badly torn jeenis pants and he holds that he has made progress.
When beauty is not for people to define their desires or desires, it is something that is certain and known.
Everyone is looking for something beautiful someone who needs a marriage will have a beautiful girl but people’s opinions differ.
If you want to know the right beauty, you must be the true religion of Islam. How do you see that one?
The religion of Islam has also told you how to preserve and preserve this beauty, you must avoid what is forbidden to you by doing what is commanded.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More