Viagraha iyo siigada

Viagraha iyo siigada

Su’aasha:

Viagraha wax ma u taraa asxaabu siigo.

Viagraha iyo siigada
Viagraha iyo siigada

Jawaabta:

Ma aha kaniiniga viagaraha cunto oo jirka wax tarto, waxaa laga sameeyay waxyaabo kiimika ah oo dhiigga qolqoliya si uu u gaaro xubinta taranka, marka haddii aad cabto kaniiniga fiyaagaraha kacsi ayaad ka qaadaysaa  galmo ayaad u baahanaysaa markaas jirkaaga wuu sii daciifaa, siigada haddaad rabto inaad kasoo kabsato iska dhaaf siigaysiga kadib cuntada fiican ku dadaal.

 

Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Qiyaasaa

Dhibka Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Daaweeyaa

 

Viagra is not a diet pill that helps the body, it is made of chemicals that slow the blood to reach the genitals, so if you take viagra pills you get an erection, you need sex and your body becomes weaker, dust if you want to have sex. recover, avoid smoking after eating good food.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More