Turkiga iyo Carabta tartanka ay soomaali ugu jiraan

Turkey and the Arab race to Somalia

Dowladda Turkiga oo ugu deeqday soomaali gawaari

sida la og yahay dowladda Turkiga waaa dowladda kaliya usoo damqatay soomaali marka ay dhulka taallay dowladaha carabta hadda isku sheegaya inay soomaali caawinayaan waxay ku raaxaysan jireen dhibka soomaalida haystay dowladda Qatar waa tii diidday baasaboorka soomaali soomaalida waxay ku gali jireen baasaboor itoobiyaan sidoo kale dowladda Imaaraadka.

marka wax faa’ido ay leeyihiin ma jiraan soomaalida haka fogaadaan carabtan qaabka daran oo diintooda ka tagay oo maraykan gumaysanayo.

Carabta soomaali maxay ka rabaan
Carabta soomaali maxay ka rabaan

marka tartanka ka socda soomaaliya uma malayn maayo inay carabta ku guulaysanayaan, qaraxyada dhacayo carab ayaa lug ku leh

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More