Site icon Daruur درور

Timirta raga awood ma usoo celisaa

Timirta raga awood ma usoo celisaa

Su’aasha:

hadii an cuno 10 kg oo timir ah bil gudaheeda aanan siigeysan galamana sameynin rafaadki siigada maka bogsanaya timirta guska ma weyneysa.

Timirta raga awood ma usoo celisaa
Timirta raga awood ma usoo celisaa

Jawaabta:

Timirta waa cunto fiican laakin waxa aad sheegtay ma qabanayso xiriir lama laha si toos inay u saameyso awoodda galmada suurtagal ma aha, waa cunto ka mid ah cuntooyinka jirka u fiican guud ahaan, teeda kale awoodda galmada cuntooyinka soo celiya hal cunto ma aha, 10 kiilo timir hadaad bil gudaheeda cunto kama heli kartid vitamino kala duwan, laakin marka aad cunto cuntooyin kala nooc ah ayaad ka heli kartaa nafaqo kala duwan.

waxtarka timirta iyo faa'idada laga helo raga iyo dumarka (1)
waxtarka timirta iyo faa'idada laga helo raga iyo dumarka (2)
waxtarka timirta iyo faa'idada laga helo raga iyo dumarka (3)
waxtarka timirta iyo faa'idada laga helo raga iyo dumarka (4)

Siiba kaluunka iyo hilibka iyo basasha, toonta, basbaaska, saliid seytuunka, saliid macsarada, ukunta, sanjabiisha, iyo caanaha.

Cuntooyinka awooda raga usoo celiya wax badan ayaan kaga hadalnay webka Daruur khaanada raadiska ayaad ka heli kartaa.

 

Qofka Aan Is Nafaqayn Ee Siigada Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray

Palm trees are a good food but what you said is not related to directly affecting sexual ability is not possible, it is a food that is one of the best foods for the body in general, on the other hand the ability to have sex with foods that restore one food is not one food, 10 kilograms of palm trees if you can’t get different vitamins within a month, But when you eat different kinds of foods, you can get different nutrients.

Remove fish and meat and onions, garlic, pepper, cinnamon oil, wine oil, eggs, ginger, and milk.

We have talked a lot about foods that are able to restore power to men on the web.

 

Timirta awooda laga helo nafaqo ahaan

Exit mobile version