Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo

فوائد تمر العجوة

Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo

Timirta madiinada rasuulka SCW waxay leedahay faa’idooyin badan xadiis saxiix ah ayaa kusoo arooray Bukhaari iyo Muslim ay wariyeen Rasuulka Alle (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) wuxuu yiri:

qofka ku afbilowda toddobo timir cajwa ah maalintaas ma dhibayo sun iyo sixirba

Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo
Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo

 

waxaa ka mid ah faa’idooyinka ay leedahay cajwada

1- marka aad ku afbilaabato jirkaaga waxay ka saaraysaa jeermiska iyo sunta iyo sixirka

2- toddobo xabbo haddaad maalin kasta cunto muddo bil ah waxay daaweysaa jirrooyinka beerka

3- waxay daaweysaa shubanbiyoodka maxaayeelay waxaa ku jirto maaddada “Tannin “

4- dhiigga waxay ka yaraysaa cholesterol sidoo kale waxay ilaalisaa xidididaha dhiigga maro

5- liifka ku jiro wuxuu reebaa kansarka mindhicirada iyo baabasiirka

6- naagaha foolanaya dhalmada ayay u fududeysaa

7- Ilkaha ayay ka ilaalisaa bulumbuliga waayo waxay wadataa maaddada “Fluorine” 8- waxay wadataa Vitamin G iyo Potassium iyo Sodium kuwaasoo jirka ka ilaalinaya sunta

9- jirka waxay ka ilaalisaa dhiigyarida maxaayeelay waxay wadataa bir badan iyo vitamin B sidoo kale maar

10- waxay ka hortagtaa cuuryaanimada iyo jileeca lafaha maxaa yeelay waxay wadataa Vitamin A iyo “Calcium” iyo “Phosphorus”

11- waxay siyaadisaa xusuusta iyo xafidaadda sidoo kale waxay ka hortagtaa abiteedxumida

12- waxay daawo u tahay daciifidda aragga habeenkii iyo qalaylka maqaarka maxay waxay wadataa Vitamin A

13- waxay ka hortagtaa laabjeexa

14- waxay joojisaa daadashada timaha sidoo kale waxay u roon tahay xanuunka indhaha

15- waxay daaweysaa jirrooyinka dheefshiidka maxay yeelay waxay wadataa vitamin B1.

Ereyada raadiska

Timirta waxtarka ay leedahay, faa’idada timrta, cuntada caafimaadka, timirta madiina, daawada sixirka, sunta maxaa lagu daaweeyee, daawooyinka jirka, lafaha , madax xanuun, dhalmada maxaa fududeeya, naagta uurka leh, cuntada u roon

 

Timirta raga awood ma usoo celisaa

Timir in English

The palm tree of the Medina of the Messenger of Allah has many advantages. A signed hadith that came to the Bukhari and Muslim interviewed by the Messenger of Allah (peace be upon him) said:

A person who opens up with seven palm trees on that day will not be harmed by poison or magic.

include the benefits of cajwada

1- when you are infect your body it removes germs and toxins and magic

2- Seven grains if you eat for a month every day it will cure liver disease

3- It treats diarrhea because it contains the substance “Tannin”

4- The blood reduces cholesterol and also protects the blood vessels

5. The disease in it prevents colorectal cancer and diarrhea

6. It will make childbirth easier for women

7- It protects the teeth from the blue because it has the substance “Fluorine” 8- It has Vitamin G and Potassium and Sodium which protect the body from toxins

9- The body protects against anemia because it has more iron and vitamin B also

10- Prevents debility and bone weakness because it has Vitamin A and Calcium and “Phosphorus”

11. It increases memory and preservation and also prevents depression

12- It is a cure for night vision weakness and skin dryness what it has Vitamin A

13. Prevents chest pain

14- stops hair loss and also favors eye pain

15. It treats digestive diseases because it has vitamin B1.

 

Waxatrka laga helo timirta guud ahaan halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More