Ing Yariisow oo dibadda loo qaaday
Warar ayaa waxay sheegayaan in loo qaaday ing yariisow dalka Qatar sidii meesha loogu soo daaweeyo.
waxaa la sheegayaa caafimaadkiisa inuu soo roonaanayo sida ay wararku sheegayaan.

sawirkan waa asoo isbitaalka ku jira oo sariirta jiifa.
Qaraxa shalay dad muhim ah ayaa lagu laayay oo masuuliin ka ahaa gobolka
Sheikh Sudeys iyo wiilka Ing Yariisow
banaadir.Ing Yarisow to Qatar
Warar ayaa waxay sheegayaan in loo qaaday ing yariisow dalka Qatar sidii meesha loogu soo daaweeyo.
waxaa la sheegayaa caafimaadkiisa inuu soo roonaanayo sida ay wararku sheegayaan.
sawirkan waa asoo isbitaalka ku jira oo sariirta jiifa.
Qaraxa shalay dad muhim ah ayaa lagu laayay oo masuuliin ka ahaa gobolka banaadir.