Site icon Daruur درور

Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan

Su’aasha:

Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan Hadii Siigada La Iska Daayo.

Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan
Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan

Jawaabta:

Siigada si toos uma hallayso timaha laakin qofka marka uu jirkiisa waayo nafqada iyo vitamiinada qaar timaha ayaa ka daciifaya, marka hadduu siigada iska joojiyo waa laga yaabaa inuu sidiisa kusoo noqdo haddii jirro kale aan jirin.

Exit mobile version