Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

Su’aasha:

scw cajiraha cucun daran ban ka dareemaa waxan raba maanto dhan inaan xoqo maqaarka gudaha cajiraha wuxuu noqday maqaar adag oo madow daran ah taas cayilka miyaa keenaya oo labada cajirood is xoqaya kareem ma jiraa oo la marin karo oo meesha u roon.

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi'iyo
Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

Jawaabta:

Cayilka cajirada wuxuu keeni karaa madowga iyo adkaanshaha maqaarka, markay labada cajirood ay is taabanayaan meesha waxay noqonaysaa meel madow ah oo adag, taas waxaad kaga bixi kartaa inaad gudaha ka xirato mar kaste surwaal aan ku kululaynaynin oo labada cajirood kala teedaya si aysan isu xoqin, waxaadna marinaysaa habeenkii markaad seexan rabto karemyada jirka lagu jiliciyo sida Body Cream Shea Butter, inshaa Allaah muddo kadib waad ka raysanaysaa. teeda kale haddaad cayilka iska ridi karto way kasii fiican tahay.

 

 

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

The fat in the buttocks can cause the skin to darken and harden. When the two buttocks touch, the area becomes a dark and hard area. You can get rid of this by always wearing warm pants that separate the two buttocks so that they do not rub against each other. At night, when you go to sleep, apply body creams such as Body Cream Shea Butter. Insha Allah, you will get better after a while. On the other hand, if you can get rid of the fat, it is even better.

يمكن أن تسبب السمنة في  الفخذين سوادًا وصلابة في الجلد ، فعندما تلمس الفخذان بعضهما البعض ، تصبح منطقة سوداء  وقاسية ،

يمكنك تجنب ذلك من خلال ارتداء سروال دافئ يفصل بين الفخذين حتى لا يتم فركهما.

وأنت تقضي الليل عندما تريد النوم مع كريمات الجسم مثل كريم الجسم بزبدة الشيا بإذن الله ستشعر بتحسن بعد فترة.

من ناحية أخرى ، إذا كنت تستطيع إنقاص وزنك ، فهذا أفضل.

Leave a Reply