Site icon Daruur درور

Tawbada iyo waswaaska salaadda iyo dambiga

Su’aasha:

Asc, waxan donayaa wll inaan ogaaado waswaska aya igu badan alle markasta waxan waydistaa danbi dhaaf. waswaskan waa mid aan necbahay marwalba waxanaan jecelay inay iska tagaan.. ugu danbayn suashaydu waxa weeye wlloyaal hadee aad aduu salada ku jira waswas ku galo. Hadee aad ku dhaqantay iyo hadee anaad ku dhaqmin ba labada tawbada ma u sameen kartaa. Hadee aad ku dhaqantay haa waan ogahay taa lkn hadee anaad ku dhaqmin ilayn shaydan baa ku waswasiye still tawbah ma sameen karta mise waa danbi?.

Tawbada iyo waswaaska salaadda iyo dambiga
Tawbada iyo waswaaska salaadda iyo dambiga

Jawaabta:

Waswaaska waa wax xun qofka waxaa laga rabaa inuu iska ilaaliyo oona ka magangalo Alle, quraanka iyo adkaarta badso si aad uga badbaaddo waswaaska, teeda kale haddii aad ka shakido inaad dambi sameysay oo aadan sameynin oo aad ka towbad keento dambigaas wax dhib ma aha, waayo towbadda iyadaaba cibaado ah, qofka muslinka mar walba waxaa laga rabaa inuu guud ahaan u towbad keeno,  Alle wuxuu yiri:

wuxuu yiri nabiga SCW:

Exit mobile version