Tarjamada carabiga iyo afafka kale

Tarjamada carabiga iyo afafka kale

Marka wax aad tarjumayso waxaa lagaaga bahaan yahay inaad isk hubiso ereyga intaadan ku degdegin khladaad badan ayaa kaaga imaanka kara wax yar sida hamsadan oo kale.

Tarjamada carabiga iyo afafka kale
Tarjamada carabiga iyo afafka kale

tusaale ahaan eeg

Hamzada sidey macnaha u badasho

أذان = call to prayer

 

waa aadaanka salaadda

 

آذان = ears

waa wadarta  أُذن  oo laga wado dhegaha

أُذُن = ear

waa dhegta

 

إذْن = permission

waa idin qaadashada.

qofka marka uu wax tarjumayo waxaa haboon inuu si fiican isaga eego hamzada.

afka carabiga  aad buu uga duwan yahay afafka kale.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More