Somali sidey isugu diyaarisay cudurka corona

blank

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Caawa kormeeray goobaha ay dowlada ugu talagashay in lagu karantiilo dadka ku dhacay Caabuqa COVID-19. Goobaha ay madaxdu booqdeen waxaa kamid ah xarunta xarunta weyn ee loo qorsheeyay dadka uu saameeyay coronavirus oo ku taala degmada Waabari gaar […]

Soomaali iyo cudurka Coronavirus (COVID-19)

Coronavirus-in- somali women doctors

SWDC – Somali Women Development Centre. wuxuu kusoo qoray bartiisa Facebook: Today, our dedicated health workers held un urgent meeting to strategize proper way to provide community-based awareness raising on the prevention of #Coronavirus (COVID-19). This virus is very serious & our community e.g. vulnerable groups (IDPs) can not afford to pay the price. Maanta […]

Qalabka cusub ciidanka badda somali

ciidanka badda dalka somali

Qalabka cusub ciidanka badda somali Waxaa si rasmi ah loo soo celinayaa awoodda ciidanka badda soomaali. waxaa la sheegay in qalab loo keenay ciidanka badda soomaali oo hormarsan. qalabkaas oo isugu jira doomaha iyo maraakiibta loogu talaggalay badda. soomaali oo ah dal leh bad aad dheer oo meelo badan marta. marka dowladda Qatar ayaa la […]

Kulanka sheekh Umal iyo sheekh Almacsaraawi

Sheekh umal iyo sheekh macwasaraawi

Kulanka sheekh Umal iyo sheekh Almacsaraawi Sheekh Almacsaraawi wuxuu ka mid yahay culimada dalka Masar waana professor jaamacadda Alazhar wax dhiga. wuxuuna caan ku yahay qiraa’aatka quraanka kariimka, wuxuu ku leeyahay magaalada Qaahira xarumo loogu talaggalay in lagu xifdiyo quraanka kariimka oo shahaadooyin takhasus lagu bixiyo. sawirka halkan ka muuqa waa kulan dhex maray sheekh […]

Haamaha haraaga sunta nukliyerka oo banaanka soo baxay

Haamaha haraaga sunta nukliyerka oo banaanka soo baxay

Haamaha haraaga sunta nukliyerka oo banaanka soo baxay Sida idin kaga muuqata sawirradan, waa haamo ay ka buuxaan sida la sheegay Haraaga Sunta Nukliyerka ee wax gumaada (Nuclear Waste) oo lagu soo qubay xeebaha badda soomaaliya muddo dheer kahor. Haantaan ayaa waxay ku soo caarisay deegaanka Iidaan oo qiyaastii dhanka waqooyi ka xigta 100Km magaalo […]

Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo

Farmaajo

Gabar dowladda ku taageertay howlgalka ay waddo Daawo muuqaalkan oo gabar soomaali ku muujinayso taageeridda dowladda soomaali dagaallada ay kula jirto dadka kasoo horjeeda dowladda dhexe. Dadka soomaaliyeed waa dad aan dhabtii aad u fahansanayn qofka u roon iyo qiimaha dalkooda.

MD hore Cali Mahdi oo si kulul uga hadlay federaalka

MD hore Cali Mahdi oo si kulul uga hadlay federaalka

MD hore Cali Mahdi oo si kulul uga hadlay federaalka MD hore Cali Mahdi iyo qorshaha Itoobiya. Cali mahdi oo ka hadlay qorsha soomaali loo maleegayo inuu mid aysan fahansanayn dad badan oo madx isku sheegaya. dalka itoobiya soomali qore weyn ayuu la maagan yahay. daawo muuqaalkan oo meel fog tilaamaya. Former MD Ali Mahdi […]