Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District

Dhulka NFD wax ka ogow oo lagasoo gaabiyay Northern Frontier District NFD waxaa lagasoo gaabiyay kalmadaha ah: (Northern Frontier District) oo laga wado (Degmada Xuduuda Waqooyiga) waa dhul soomaaliyeed oo aad u baaxad weyn. Waxaana la qiyaasaa in magaca loo bixiyay 1902. Xuduudka halkaas waxaa loo […]
Feeradii awoowahawaaga iyo xusuuta dalka

Feeradii awoowahawaaga iyo xusuuta dalka Historic coal iron. happy memories Waxaa laga yabaa feeradan dad badan inay arkeen qaarna hadda wali ay adeegsanayaan. Waa feerada taariikhiga ee soomaalida oo dhan ay wada yaqaanaan siiba jiilka hore oo joogay xilligii Maxamed Siyaad Barre. Feerada dhuxusha oo waagii hore caalamka oo dhan laga isticmaali jiray. Hadda aad […]
Taliyeyaashii booliska soomaali 1960 ilaa 2020

Taliyeyaashii booliska soomaali 1960 ilaa 2020 Waa taliyeyaasha booliska soomaali Chiefs Of the Somalia Police force (1960-2020) TALIYAYAASHII SOO MARAY CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYA (1960-2020) 1.) Gen.Mohamed Abshir Muse (hamaan) 1960-1968 2.) Gen.jama Ali Korshel 1968-1970 3.) Gen. Jama Mohamed Qalib 1971-1974 4.) Gen. Abdilahi Mohamud Hassan (MATUKADE) 1974-1978 5.) Gen. Aden Abdi Ducale (KUUKAAY) 1978-1988 […]
Sawirada ciidanka kumaandooska Soomaali

Sawirada ciidanka kumaandooska Soomaali Waa sawiro muujinaya ciidanka kumaandooska soomaali oo Turkey tabbabar kasoo qaatay. ciidanka oo la sheegay inay soo dhammeysteen koorsooyinka loogu talaggalay. Dowladda Turkey oo ah dowladda garabtaagan soomaali lagasoo bilaabo 2011-kiil ilaa maanta, waxyaalo badan ayay ku caawisay dalka Soomaaliya. sawirada waxaa lasoo qaaday marka ay soo dhammeysteen tababbarka militari ee […]
Wasiirada cayaaraha soomaali (1971-2019)

Wasiirada cayaaraha soomaali MINISTRY Of Youth And SPORTS (1971-2019) Ministers of Youth and Sports iyo Ministers Labour And sports (1971-2019):- WASIIRADDII DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA EE SOO MARAY SOOMAALIYA (1971-2019) 1.MINISTERS OF LABOUR AND SPORTS :- (Wasiiraddii Shaqada Iyo Ciyaaraha ) 1.) Muse Rabile Ghod 1971-1973 2.) Abdiasis Nur Hersi 1973-1974 3.) Aden Mohamed Ali 1974-1976 […]
Magacyada xubnaha dowladdii Somali ugu horreysay

AKHRISO MAGACYADA XUBNIHI DOWLADII UGU HORREYSAY EE AY YEELATO Ee DOWLADII KACAANKI SOOMAALIYEED OO KA KOOBAN 14-ka XUBNOOD ah sanadkii 1969-kii Waxa Xiligaasi ee La dhahjirey “XOGYAAL” Kadib ayey noqdeen “Wasiir” Waxay Kala yihiin:- 1.) Dr.Mohamed Aden Sheikh :Wasiirkii Caafimadka 1969-1973 2.) Mohamed Burale Ismail :Wasiirkii Macdanta 1969-1974 3.) DR.Hassan Ali Mire: Wasiirkii Waxbarashada 1969-1970 […]
Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau

Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, waxayna ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal Iyo in qofka somaliga si hawlyar u tago canada – sida […]
