Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta

Warar baa waxay sheegeen in dowladda Sacuudiga iyo midda Imaaraadka ay weerar ku hayaan gabadha soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ilhaan Cumar oo noqotay xildhibaanad maraykan. waxay afllagaaddeeyeen ilhan waxay ku sheegeen inay tahay addoon sidoo kale dadka soomaaliyeed inay yihiin addoomo. tasoo ka caraysiisay Sheekh Xasan Daheeye oo jawaab kulul siiyay maxamed bin Salmaan iyo […]
Elhan Omar oo ka hadashay dilka Jamaal Khaashuqji Saudi journalist

Elhan Omar oo ka hadashay dilka Jamaal Khaashuqji Saudi journalist Elhan Omar talked about the killing of the Saudi journalist Ilhaan Cumar oo dhaliil adag usoo jeedisay Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump, dhaliishaas oo la xiriirta dilka Saxafiga Sacuudiga Jamaal Khaashuqji. Ilhaan oo ku qortay Barta Twitter […]
