Riyada anoo safar ah gaari raacaya mareekanka aaday
Riyada:
Asc shikh waxan ku riyoday anoo safar ah aniga iyo gabar aderkay dhalay mareekanka aadne waxa nacasumtay nag fanaanad ah gurigeda nagayse waxay isiisay aniga barafuuno badan borsaday ii galisay kadib waxan iri waxaan dhan ha isiin hal xaba iga badan boorsada halxaba gashte wixii kale waan u ceshe ka dib waxan is niri maracana jognaye yaana bixin aan sharci radsano naga lenaha qof hebal mataqaan nagu raadi number kiisa nasiii cml haye dhehe ka dib namasiin qofkale radinay oo sharci nala raadiya nin taxis number ka no wacay edaday eeda dhahne lacag sodir 1000 ah hurdadaba ka kacay iiiso fasir

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal aa u weyn xagga noloshaada.
Waxaana laga yaabaa inaad aaddo meel fog ama aad nolosha meel fiican ka gaarayo.
Riyada sidaas ayay noqon kartaa safar dhab ah
Guud ahaan ma aha riyo xun.
Halkan ka daawo riyada safarka
The dream indicates a big change in your life.
You may be going somewhere far away or reaching a better place in life.
The dream could be a real journey like that.
It is not a bad dream in general.
