Riyo dalxiis anoo ku jiro waraabe qabsanaya ilmo

Riyo dalxiis anoo ku jiro waraabe qabsanaha ilmo

Riyo dalxiis anoo ku jiro waraabe qabsanaya ilmo Riyada: Salaam calaykum macalin waxaan ku riyooday aniga oo u baxay dalxiis family ayaan wada soconay bas 30 qof wada ku tagnay wuu buuxay markaan soo baxayanay waxaan aragn‌ay waraabe cunaya 2 ilmood waan qayliyay ragii xagay tageen ka reeba  ilamaha yar waraabaha cidba imay jawabin dhagaxaan […]

Riyada anagoo safar wada galayno oo familka ila socda

Riyada anagoo safar wada galayno oo familka ila socda

Riyada anagoo safar wada galayno oo familka ila socda Riyada: Sc sheekh wxn ku riyooday jmcada ayaan dhigtaa anaga oo safar u baxayna hadan iyadoo safr jmacadeed yahy family ga ila socday aniga keligy bus bn raacaynay wx la idhi inamdu ha hor koraan wey Korean kadibna laba walaalahy ah laga tegya wana ku qeyliyay […]

Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn

Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn

Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn Fasirka: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn se aan garanayay markii oon leeyahay America dhulku waa halis wuu kula dumi karaa ama sidii los Angeles ayay guban kartaa 2Waxaan u tagay habo gurigeeda […]

Riyada safarka aan aadnay aniga iyo walaalkayga iyo wiil kale

Riyada safarka aan aadnay aniga iyo walaalkayga iyo wiil kale

Riyada safarka aan aadnay aniga iyo walaalkayga iyo wiil kale Riyada: Waxa kuriyode ani walalke iyo will saxibo yihin safar adne oo talxis oo kakuma anoko safarka. Iska bashaleno walashisa oo mesha jogdo oo iskul kabarato aya dimaneso. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada iyo dhaqankaaga. Waxaa laga yaabaa inaad xiriir la samayso qof […]

Riyada anagoo safar u diyaar garoobayna gaariga oo shil galay

Riyada anagoo safar u diyaar garoobayna gaariga oo shil galay

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday anagoo safar u diyaar garoobayna in gadhigayagi noo soo socday uu shil galay. Marka maxa lagu fasili karaa riyadaas Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo ay kaa xayirmi doonaan ama wax aad sugaysay uu dib kaaga dhici doono, inshaa Allaah shil dhab ah inta badan ma aha haddii Alle […]

Riyada anoo boosteejo joogo oo salaadda casir iga tagayso

Riyada anoo boosteejo joogo oo salaadda casir iga tagayso

Su’aasha: Walaal xalay ayaan riyooday Riyada : waxaan joogay meel boosteejo ah oo baabuurta laga raaco waxaan usocday magaalo kale wakhtiguna wuxu ku dhawaa salaaddii maqrib. Anigoo dhexjooga basaskii oo aan wali midna fuulin ayaa waxaan soo xasuustay in salaaddii casar aanan tukanin oo waliba cudur daar la,aan ay igu dhaaftay! Kadib murugo ayaan dareemay […]

Riyo anigoo hilmaamaya safarkeyga

Riyo anigoo hilmaamaya safarkeyga

Su’aasha: waxa ku riyoday anigo walalsan aya waxa iga horimana wil aderkey dhalay oo aad u faraxsan farxad darted rabo inu hab isiiyo waxan dhahaa sug diyarada waxan ku qornaay 5bari kahor waana hilmaamay muruga iheyso maxa sameya isla markas waxan maqlaa walalkey oo asigana safar ahay oo ka baqday safarki. Jawaabta: Riyadan waxay xiriiri […]