Riyada naag dhimatay iyadoo lagu leeyahay musqusha gal

Riyada naag dhimatay iyadoo lagu leeyahay musqusha gal

Su’aasha: Asc ,nin wuxuu arkay naag dhimatay u yaqaano , asagoo ku leh gal musqusha . Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay u baahan tahay duco, in Alle loo baryo,  musqusha waa meel laysku nadiifiyo lagu qubeysto qofka marka uu dambi galo waa sida qof uskag soo gaaray oo u baahan inuu qubaysto, naagtaas fariinta […]

Riyada hablo iyo haween badan

Riyada hablo iyo haween badan

Riyada hablo iyo haween badan Riyada: Asc Allah mahadleh Waadku mahadsan tihiin sida aqoonta badan eed noogu adeegtaan waa idiin sharaf Allah macak Waxaan ku riyooday anoo meel baabuur badan taalo anoo LA jooga hablo aad u qurux badan fara badan oo xijaaban oo carab iyo somali ah lajooga oo ay nagu soo biiran waalidiintii […]

Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac

Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac

Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac Su’aasha: Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac oo islaan uu yaqaano ku dhahday ku raac markaa waxu dhay say biyaalno ilaa lanbar 4 bana ku eegaya arigii waa iga dhumay lkn waan soo helay shaqadaydana […]

Riyada guri wax walba yaalaan iyo naag galmo iga dalbanayso

Riyada guri wax walba yaalaan iyo naag galmo iga dalbanayso

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga guri hurdo kaliya ah Oo gabadh aan aqaano dagan tahay anoo kiish xidhmooyin dollar ahi ka buuxaan Sita Ana guri ayaan helay qolka markan soo galay waxa iisoo gashay gabadhii oo dhar qafiifa wadata waxanay iwaydiisatay galmo Ana waxaan ku idhi […]

Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto

Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto

Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto Riyada: scw runtii wax weyn ayad noo haysaan xaga fasiraada riyada waxaan rabaa in lay fasiro indha kuul qurux badan haday aragto naag la qabo oo indhaha marsanayso oo muraayada isku eegayso riyadas fasirkeeda muxu noqonaa?   Fasirka: Riyada waxay tilmamaysaa khayr badan iyo wanaag, naag la qabo […]

Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo

Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday gabadh hooyo ah ninkii kala tageen anoo nin aan rabo inaan u dhiso ay diidayso Waxaanay lahayd marabo ninkan iyadoo isoo eegaysa waxanay ila ahayd gabadhani in ay inaga irabto oo waxna ay iisheegtsy hore oo ay iga dhursugaysay Kabacdi waxay igu tidhi xasiidaydii halkan taalay meeday waanay daba daalay ana […]

Riyada guurka naag la qabo oo galmo codsanaysa

Riyada guurka naag la qabo oo galmo codsanaysa

Riyada guurka naag la qabo oo galmo codsanaysa Riyada: ASC WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAN NABADGALYO GUUDKIINA ILAAHAY HAYEELO waxaan ku riyooday anoo guursaday gabadh hada laqabo lkn riyada lafuray aan garanayo oo la seexday gabadhii gurigii markaanu tagnay een seexanayno ayaa waxaa soo galay qolkii aanu joognay oo dheeraa oo waynaa koonihiisa kale soo […]