Riyada ay kugu timaado xaaskaaga hore

Riyada ay kugu timaado xaaskaaga hore

Su’aasha: asc walaalaha daruur melkasta aad jogtan salan kadib waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyo iga yaabisay waxa jirtay gaber aan aad ujecla waliba xaaskayga ahayd sidan ujecla maha midan hada kashekayn karo ayaduna wey ogayd midaa balse nasiib xumo wey igafogaatay waxayna iga fogaatay xolo adun daraded xataa aniga oo qabo ayay ninkale gursatay […]

Riyo anoo ay ii timid gabadh bari fog iigu danbaysay

Riyo anoo ay ii timid gabadh bari fog iigu danbaysay

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogusoo jawaabaysaan nooguna fasirtan riyada Allah macak Waxaan ku riyooday aniga oo hotel wayn jooga ayaa waxaa huteelka soo gaadhay gabadh toban sano kahor iigu danbaysay kala wadan joogno oo caruuro dhashay hada ayaa iyadoo siday barigaan aqaanay ahayd oo yar oo gaadhi wadata […]

Riyada qof bistoola kuu wata iyo riyada tusbaxa cad

Riyada qof bistoola kuu wata iyo riyada tusbaxa cad

Su’aasha: ASC gudomiye ( 1 ) waxaan xaley Ku riyooday nin pistol wata oo ii yeeraaya oo raba inuu I dhaco gadaasheydana so socda waxuna igu yiri lambarkaan miyad taqaanaa markaas Ayaan Ku iri haa qofkaas ayaa iikaaso diray ayuu igu yiri qofkana waa naag aan garanaayo kadib waxaan Ku riyooday ( 2 ) tasbiix […]

Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso

Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso

Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso Riyada: Asc Waxaan ku riyooday anigoo ay ieryanyso islaan walan ana wayay wax iga qabta meel kastoo anka galana ay iga soo daba galayso mana iga hadhayso wax iga qabtana waan lahay. Riyadaan marar badan ayaan ku riyooday, maxaa lagu fasilaa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku mashquuli doonto […]

Riyada haweeney ku bursanayso

Riyada haweeney ku bursanayso

Riyada haweeney ku bursanayso Su’aasha: Asc wll maxa lagu fasiraa riyada Waxan ku riyooday haweeney i bursaneeso meel suuq eh dadka jooga suuqa aye ku dhaheesa ii qabta isla markaana waxan ka galayaa guri aanan garaneen Barakallah Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad xaasid ah oo dhib kula rabo waana dumar laakin riyada waxaa […]

Riyada galmada sida loo joojiyo

Riyada galmada sida loo joojiyo

Riyada galmada sida loo joojiyo Su’aasha: Riyada Galmada Ama Riyada kocada sideen iskaga Jojin kara way Igu badate. Jawaabta: Riyada galmada waxay ka dhalataa labo waxyaabood  midda koowaad waa biyaha shahwada qofka ku daahaan oo muddo aysan ka bixin waxaana u badan dadka doobka ah, midda labaadna waa fekerka qofka mar kaste galmo ka fekera […]

Riyada qof hab la siinayo iyo shinbir lala hadlayo

Riyada qof hab la siinayo iyo shinbir lala hadlayo

Riyada qof hab la siinayo iyo shinbir lala hadlayo Riyada: Asc gudomiye ka waran xalaadaada cafimaad setahay –(1) waxaan Ku riyooday anigoo mid aan qaraabo nahay oo aan mudo arkin hab siinaayo long hug ‘ (2) waxaan kale oon Ku riyooday anigoo Ku mashqulsan arimo Ku saabsan ganacsigayga ama ganacsiga an Ka shaqeyo oon Ka […]