Riyada xaaskeygii hore oo xaamila ah

Riyada xaaskeygii hore oo xaamila ah

Riyada xaaskeygii hore oo xaamila ah Riyada: Waxan ku riyooday gabar aan kala tagnay oo ilmaheeyga hoyadod ah oo aniga uur ii leh xamilana ah ana hada waxan leyahay xaas. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu nolol fiican ka heli doono xaaskiisa sidoo kale inay ilmo u dhali doonto, riyada waa riyo fiican, riyada waxaa […]

Riyada guurka garoob hal wiil wadato

Riyada guurka garoob hal wiil wadato

Su’aasha: Asc waad salaman dhamantina salan ka-dib waxa aan ku riyooday aniga oo guur ku fekeraayey gabadhan gursan rabana ay tahay goroob hal wiil wadata iyo aniga oo hadafyadeyda ka gaaray guul riyadaas maxey noqon kartaa mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub inaad gali doonto noloshaasna waad ku farxi doontaa, Ilaahay wuxuu kuu furaa […]

Riyada gabar aan jeclahay oo iga masereyso

Riyada gabar aan jeclahay oo iga masereyso

Su’aasha: Asc walaal waxan kuriyoday aniga iyo gabar xirir jacayl naga dhexeyo oo joogna meel sida shaleemo ah oo cayar laga dawado ayaa waxa dhacday in aan arkay mrs world gabar tiktok can ka ah kadib aan lafariistay an shukansaday xooga markan la fadhiye ayaan gadaal eegay waxan arkay gabadhan jeclaa oo oyneysa kadib waan […]

Waxaan arkay islaan habar yar igu aadan

Waxaan arkay islaan habar yar igu aadan

Su’aasha: Asc, waxaan arkay islaan habar yar igu aadan oo joogno deegaan ku soo guurnay usocono magaalo , waxaa la socday caruur oo labisan ayadan way la lahadleysay caruurta , wayna faraxsaneed , kawaran ? Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa qof qaraabo ah inaad meel la aadi doonto xiriirna idin dhex mari doono. Dhowr jeer […]

Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro

Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anigoo dad kula jiro guri weyn oo sar ah, islaan ayaa waxay dhahday way tuugsaney dibadda waa loo jiraa ayada ,anigana ku dhahaayo waan uduceyneynaa , maxay tahay riyadan? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro oo hunguri weyn oo lacag jecel waxaa laga yaabaa inaad xiriir leedihiin, qof lacag leh […]

Riyada naag nin ii tilmamayso guurso igu leh

Riyada naag nin ii tilmamayso guurso igu leh

Riyada: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday naag aanan kasen oo idheheso isaga wad guursa kartaa hal naag ayuu qabaa ane wan isku xanajina gabadha markas aye waxe aade dhanka ninkas eey guurso iledahay markas ayan dhaha wey waalantahy ninkas naag ma qabo ee iska guurso ayan is dhaha nafteyda ayan ku qancinaya […]

Riyada aadku riyootay adoo riyoonaya hadana riyo kale fasiraya adoo hadana riyoonaya

Riyada aadku riyootay adoo riyoonaya hadana riyo kale fasiraya adoo hadana riyoonaya

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK FIIRO GAARA……. WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA GURI WAYN OO SIDA MASAAJIDKA ISKU FURAN OO LABA HOLE OO AAD U WAAWAYN KA KOOBAN OO DHEER OO AAD U GOGLAN OO GABADH AAN AQAANO IYO CARUURTEEDII DHEX HURDAAN KABACDI GURIGII AAN KU RIYOONAYAY AYAAN WAXAAN ARKAY ANOO […]