Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato Su’aasha: Waxaan ku riyooday mas dharka aan wato dhexgalaya , meel walba jirkayga ka mid ah maray, ka bacdina dad ayaa iga saaray maskii, riyadaas maxa lagu fisiri karaa ,idinkoo mahadsan bahda daruur media Jawaab waafi ah iga siiya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow is qarinaya […]
Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo

Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo Riyada: Asc bahda daruuro waan isinsalaamay dhamaantiin waxaan ku riyooday laba habeen oo is xiga aniga guriga aayadeey geed kagooy rabo mas madoow marka mahaa lagu fasirikaraa riyadaas. Fasirka: Waxaa lagu fasiraa riyada cadow daran oo qarsoon inuu jiro oo adiga aadan ogayn wuxuu ka […]
Riyada mas darbiga guriga ag jooga

Su’aasha: Waan idinsalaamay salan kadib waan ku riyoday labo habeen oo isxiga mas.aniga oo guriga darbigiisa geed yar kajari rabo ayaan Arkay mas maxaa lagu tilmaaami karaa. Jawaabta: Maska guud ahaan wuxuu tilmaamayaa cadow, haddii aad disho cadowga waad ka adkaanaysaa hadduu ku qaniinana cadowgaaga dhib ayuu kuu geysanayaa.
Riyada mas musqusha kasoo baxayo oo ul lagu dhufanayo

Su’aasha: Qof xaas ah waxey kuriyotay mas kasobaxay musqusha agteeda kadib waxowso so aday guriga waxan ku dhuftay ul asago dhawaca oo maraya barandada ana aan celinayo ayaa meshi waxa so istagtay naag oo ku iri gorma timid meshan masa jogaye Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow ah oo meelahaas ka ag dhow oo iyada […]
Riyo labo mas oo cagta laga soo bixinayo

Su’aasha: Asc walal waxaan arkay riyo iga yabisay Waxaan ku riyoday lugta far yarayda agteeda meel book ah iga soo baxday dhacaan ayaa ka imanayay dhiig, malax iyo dhacaan kadib waan tuujiyay si aan dhacanka oga miiro kadib waxaan arkay wax aad moodo dun waan soo jiiday waxaaba ku daba dhagan wax indha leh kadib […]
Riyada mas cunug kaa qaniinayo

Su’aasha: Asc walal waxan ahay hooyo single ah waxan ku riyooday anoo jidka marayo a waxan arka wax dhulka ku dugan oo bahal u eg waka lexana wiilkeyga aya wixi dhulka kasoo bixinayo wxey noqonayan 2 mas guriga ayuu noo kena masaski anaga dhan waka cabsanena waxan ku dhahaya naga bixi masaskan wuu iga didaya […]
Riyada mas gacanta lagu haayo hadana aan dad cuneynin

Su’aasha: Asc sxb sare seetahay xaaladaada maalmahaan websitekaa iga mashquulsanaayo si aan su aal kuu soo weydiiyaaba waayey nio ee waxaan rabay Hooyadey ayaa waxay ku riyootay riyo iyadoo mas gacanta ugu jira hadana maskaas iyada kama cabsaneyso madaxiisana waa yar yaryahay sidey iisheegtay marka maxaa lagu fasiri karaa baarakallaah Jawaabta: WCS waan kaa qaaday […]
