Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya

Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya

Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya Riyada: waxan ku riyoday anoo naas siinaya abeso oo aan ilko qabin kadib hooyadey ayaa igu tiri middan nuuji naaska waxay ii dhiibtay abeeso kale, waxay ahayd abeeso ilko leh waa ka cabsanaayay waxan ka baqay inay i qaniinto hoyadeyda iyo walalkeyga waxay iga dhadhiciyeen inaysan […]

Qof ku riyooday mas dhimanaya asoo badbaadinaya

Qof ku riyooday mas dhimanaya asoo badbaadinaya

Su’aasha: Asc saaxibkayga ayaa waxa uu ku riyooday asagoo mas dhiman raba badbaadinaya maskaasina uu cunayo masas dab ku dhax jira kadibna maskii uu bad baadinayay ayaa lugta ka qaniinay Bal ii soo fasira riyadaas  Mahadsanidin. Jawaabta: Waxaa looga digayaa qof cadow ah uu wax u badan doono inuu kusoo jeesan doono, marka ha iska […]

Riyo cajiib badan dumar ila socda iyo shinbir mas cunayso

Riyo cajiib badan dumar ila socda iyo shinbir mas cunayso

Riyo cajiib badan dumar ila socda iyo shinbir mas cunayso Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday ani iyo gabdho Mar hore isugu keen danbay say on meel magala ah oona garanayani dhex maraynay saan u soosoconay baan kusoo baxnay masaajid wayn oo gabdho wada xijaaban kujiraan xiyaabo culusbay qaba kujiraan wayna qaylinayeen niman […]

Dhawr habeen baan ku riyooday mas

Dhawr habeen baan ku riyooday mas

Su’aasha: Asc. Bahda daruur salaan kadib Nio dhawr habeen baan ku riyooday mas Way igusoo noqnoqotay riyadani waxan u malaynaya in Wax layga digayo ama wuxun ay iga qaldan yihiin Jawaabta: Maska waa cadow qarsoon oo halis ah oo raba inuu dhib kuu geysto, waxaad iska ilaalisaa dadka xunxun oo aad saaxiibka la tahay oo […]

Riyada dilka masas badan iyo mid ku qaniinayo

Riyada dilka masas badan iyo mid ku qaniinayo

Su’aasha: Wll waxaan ku riyooday anigoo mas wayn I bur sanaayo dadna ay iga horeeyaan dad qaarna waxay isku dayaayayn in ay dilaan way dilayn maskii lkn masas yar yar ah ayaa iga hor imaadayn waxaa isku dayay inaan ordo hadane waxaan is dhahay intii aad ordi lahayd shahiid isla erayga shahiid aan isticmaalay anigoo […]

Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya

Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya

Riyo anoo dilaya mas sariirta hoosteeda ku dhuumanaya Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey mas sariirta hoosteda alwaaxa ku dhuumanaya in aan dilo baan rabaa qof baa i leh iskadaa ana waxaan leyahay dayn mayo wuu soo baxaya oo qof cuni karaa. Jawaabta: Cadowgaaga ayaad heli doontaa wuu kuu gacangali doonaa waadna ka guulaysanaysaa, maska saan […]

WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY

WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY

WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY Riyada: ASC WALAL WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN TEENBA. WALAL RIYADAN HALA ISOO FASIRO HADUU ALLE IDMO WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY KADIBNA WAXAAN QAADANAY DIYAARAD KHAAS U AH OO ISAGU WADAY AAD BAY U QURUXBADNAYD AKHTAR AYAY AHAYD KALARKEEDU KADIB ADEEG AYAAN KU DOONANAY MEEL AYAY […]